Top News:-Intee la egtahay lacagta ka soo xarootay diwaan gelinta Musharrixiinta guddoonka Baarlamaanka?

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddiga diiwaan gelinta Musharrixiinta Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada iyo jagooyinka ay u kala tartamayaan 22 Musharrax oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaas oo doonaya in ay qabtaan xilalka Guddoomiyaha Baarlamaanka,kuxigeenka 1aad iyo ku xigeenka 2aad.

Haddaba Musharrxiintaas waxaa laga qaadayay lacago kala duwan oo ay ku shubayeen Akoon Baarlamaanku ku leeyahay Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Musharrixiinta u tartamayay Guddoonka Baarlamaanka ayaa laga qaadayay $15,000 oo Doollarka Mareykanka ah halka kuwa u tartamaya ku xigeenka 1aad iyo 2aad laga qaadayay min $10,000 oo Doollarka Mareykanka ah.

Lacagta hadda ka soo xaroortay 22kaas Musharrax ee xilalkaas u tartamaya ayaa gaareysa 240,000 oo Doollarka Mareykanka ah,waxaan Musharraxa marka uu lacagtaas ku soo shubo Bangiga ula imanayay Guddiga Warqadda caddeyneysa in uu lacagtaas bixiyay.

Xilka Madaxweynaha ayaa isaga ku laba jibbaarma lacagta ay isku diiwana geliyeen Ragga u tartamayay Guddoonka Baarlamaanka,waxaana Qofka noqonaya Madweynaha Soomaaliya uu isku diiwaan gelinayaa lacag dhan $30,000 oo Doollarka Mareykanka ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...