Xasan Sheekh oo la kulmay General Katumba Wamala

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Taliyaha Ciidamadda Dalka Ugandha General Katumba Wamala aya Booqasho uu kun Yimid Muqdisho waxaa uu la kulmay Madexweeynaha Soomlaaliya Mudane xasan Shiiq Maxamuud, iyo Dhigiisa Ciidmadda Xoogga Dalka Soomalia Major General Maxamed Adan Axmed. Kulanku waxaa uu ka dhacay Xarrunta Madextooyadda eeMagaaladda Muqdisho.

 

Madexweeynaha Soomaaliya Xasan Shiiq Maxamuud, ayaa intii uu socday kulankii uula Qaatay Katumba Wamala, waxaa u sheegay in Doorashooyinka Dalka kasoconaya ay Yihiin Guushii ugu weeyneeyd Soomaaliya Wixii ka dambeeyay 1969 kii oo ay Doorashooyinkii ugu Dambeeyayay Dalka Kadheceen.

 

“ Waa Safar Soconaya, 2020 ka Qorshuhu waxaa uu yahay in dalka ay ka dhacdo Doorasho Qof iyo Cod ah, Doorashooyinkaas oo ka dhici doona Xitaa degmooyinka” ayuu Yiri Madexweyyne Xasan. Sugitaanka Amaanka Xilliga Doorashooyinka ayaa Siweeyn loogu Soo qaaday Shirkii dhexmaray Madexweeyne Xasan iyogrneral katumba Wamala.

 

 

Taliya Ciidamadda Dalka Uganda Katumba Wamala ayaa Waxaa Sidoo kale Kulmay Saraakisha ugu Sareysa Howlagalka Midowga Africa ee AMISOM, Wuxuuna Sheegay in Ciidamaddu ay Siwaagsan umaareeyeen Arrimaha uga aadan Nidaamka Doorashooyinka, Wuxuuna Sheegay in a ay Diiwaanka Gali Doonto Guushii ay gaareen Howlagalka AMISOM


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...