Top News:-Soomaaliya oo markale Kenya ugu hanjabtay inay joojinayso Khaatka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wargeeyska Daily nation ee kasoo Baxa Dalka Kenya ayaa Daabacay in Soomalia ay ugu Hanjabtay Kenya in ay Dib usoo Rogeeyso Xayiraddii Qaadka Kayimaadda Kenya Sababo la xiriira in Xukuumadda Nairobi tix Galidiiday Hishiiskii Dhigayay in Dib loo Bilaabo Duulimaadyadii Tooska ahyd ee Mugadissho iyo Nairobi.

 

Doowladdaha Soomaliaya iyo Kenya ayaa Bishii September ku Hishiiyay in Xayiradda Laga qaado Qaadka kayimaadda Kenya Taas Bedelkeedana la Bilaabo Duulimaadyado Toos ah oo u dhexeeya Muqdisho iyo Nairobi 13 kii Bishaan December ee Maanka 25 ka Mareeysa. Isbuucii lasoo dhaafay ayaa Saraakiil katirsan doowladda Soomaliaya waxa ay Kenya ku eedeeyeen in ay ka aamustay Hishiiskii Dadka Soomaalida ah looga badbaadinayay Daalka iyo Rafaadka ay kala Kulmaanaan Magaaladda Wajeer oo Diyadda Siddda lagu Dajiyo Sababo la xiriira Baaritaanno dhinaca Amaanka ah.

 

“ Soomaliya iyo Kenya waxaa ay lahaayeen Hishiis Xayiradda Meesh lagooga Saarayo, Sababtoo ah Garoomaadda Diyaaradaha Mugadisho iyo Nairobi Waa ay Awoodi karaan Hubinta Amaanka Qofkasta ka hor inta uusan Korrin Diyaaradda” ayuu Sargaal ka tirsan doowladda Soomaliya oo la Hadlay The Sunday Nation.

 

Wuxuuna Sargaalkaas Hadalkiisa ku daray in mudoo 3 bilood ah Dhinaca Kenya Hishiiskaas uu san ka Hirgalin, Taasina waxaa ay ka Dhigantahay in Kenya aysan Hishiiska Daaca kahayn, Xayiraadana Waan soo celindoonaa. Tan iyo Sanaddii 2006 dii oo Soomaliya ay Maxaakiimtii Islaamiga ahyd Qabsadeen, Kenya waxaa ay Xadidad Dhinaca Amaanka ah ku soo rogtay Dhamaan Duulimaadyada Kabaxa Soomaliaya ee kusii Jeeda Nairobi oo Marka Hore ku sii Dega Wajeer Baaritaana Halkaas kusii Mara.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

bakaaro Xasaasi:-Maxaa ka jira eedeymaha sheegaya in ganacsatadu ay lacag siiso Shabaab?
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
qarax Faah Faahin:-Qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Afgaanistan
- Jul 25, 2017
Ugu yaraan 35 ruux ayaa ku dhimatay tobaneeyo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib ...
deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...