Madasha oo maanta kulan aan caadi ahayn iskugu imaanaya Muqdisho

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Shir deg deg ah oo looga arinsanayo waxa laga yeelayo Sool iyo Sanaag xubnaha kasoo galaya baarlamaanka cusub ayaa maanta waxaa ka yeelan doona hogaamiyaasha madasha qaran.

Shirkoodi ugu danbeeyay ayaa lagu shaaciyay in 13-ka bishaan ay mar kale kulmi doonan ayna ka arinsan doonan muranada Puntland iyo Somaliland ee xubnaha degaanadaasi laga soo dooranayo.

Shirka maanta ayaa la filayaa in waqti danbe uu ka furmo Muqdisho maxaa yeelay wali waxaanan soo dhamaystirmin madaxdii dowlad goboleedyada ee iyagu go’aamin lahayn masiirka xubnaha Sool iyo Sanaag Barlamaanka kasoo galaya.

Waxa Madashaan ay noqon doonta mid gabi ahaanba lagu soo afjaro muranada taagan ee dhinaca siyaasada ah waxana ugu muhiimsan waxa laga yeelayo aqalka sare ee xubnaha Somaliland barlamaanka kasoo galaya.

15-ka bishaan ayay tahay in la dhaariyo xubnaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo sii guda gali doona diyaarinta howlaha musharixinta u taagan xilka madaxtinimo ee qudbada xiliyada ay jeedin doonan si madaxweynaha cusub doorashadiisa u dhacdo 28-ka bisha.

Madashaan midii ka horeeysay waxaa ka maqnaa madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland in kastoo wakiilo ay joogeen.

Beesha caalamka ayaan markale ogaaln doonin wax dib u dhac waxana ay horey uga digtay cawaaqib xumida ka dhalan karta hadii sanadka cusub Somalia ay la gasho iyadoo uu waqtigodi dhamaaday hay’adaha dowladda.

Shirkaan ayaa socon doona hal maalin sida la qorsheeyay,ilo ku dhow dhow madaxtooyada ayaa sheegaya in waxa ugu weyn ee la isku haayo ay tahay arimaha Sool iyo Sanaag lana xalin doono.

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...