Qoyskii Cabdirisaaq Cali Cartan oo hadal laga helay

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kadib markii uu dhacay weerarki lagu eedeeyey Cabdirisaaq Cali Cartan ee Jaamacada Ohio, magaalada Columbus todobaadki hore ayaa markii ugu horeeysay todobad kadib hadal laga helay qoyska Cartan,waxaana hadlay qareenka Qoyska.

Qareenka ayaa warbaahinta u sheegay in qoyska Cartan ay dareemayan walaac ku adan dhacdadii Ohio.

Qoyska Cartan ayaa la sheegay in ay ka baxeen Soomaaliya,ayna tageen Pakistan kadibna ay gaaren Dalka Mareykanka mudo labo sano ah ayay ku sugan yihiin wadankaasi iyagoo wali aanan helin wax sharci ah.

Qoyska Cabdirisaaq ayaa ka dalbaday Dowladda Mareykanka inay si qoto dheer ay u baaraan dhacdadaasi oo ay sheegayan in wiilkoodi kaliya ku luglahayn ayna jiraan masxkax ka weyn.

Booliska ayaa dibada uga soo saaray Qoyska Cabdirisaaq dhacdada markii ay dhacday,Qareenka Qoyska ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin la shaqeynta laamaha amaanka ee wali ku howlan baaritaanka.

Qoyska wiilka Soomaaliga ah ayaa walaac waxaa ku abuuray hadalkii uu soo dhigay bartisa Twitterka Madaxweynaha lasoo doortay ee Mareykanka Donald Trump waxana sidoo kale ay caruurteeda ay kala baqeen aargudasho iyagoo jaamacadaha iyo iskulaadka ka reebay

Dhacdadii Ohia qoyska kaliya walaac ma aysan ku abuurin sidoo kale bulshada ku sugan Ohia ayaa si weyn uga naxday.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...