Top News:-Deeqdii Dowladda UK oo gacanta u gashay Al-shabab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wargeeyska Daily mail ee kasoo baxa Dalka ingiriisk ayaa daabacay Warbixin si weeyn u faaqideeysa meela ay ku baxdo kaalmasda ay Doowladda ingiriiska siiso Soomalia.

Doowladda ingiriiska yaa waxaa ay Deeq Gar-gaar ah siisaa Soomaliya iyadoo usoo marsiineeysa Heey’addo Maxalli ah iyo kuwo Caalami ah, waxaana lashaaciyay in qeeyb ka mid ah kaalmadda doowladda ingiriiska ay sii so Soomalia ay gacanta u gasho Dagaalamaaya Al-shabaab iyo daacish.

Qoraallo si Qarsoon loo helay oo ay daabacday Waaxda Doowadda Britain iuqaabilsan Horumarinta caalamiga ah ayaa Waxaa ay muujineetsaa in Sababta koowaad oo ay Kaalmadu gacanta ugu gashay Uruuradda kasoo Horjeedda Doowladda Somali ay tahay in Gacanta loo galiyay Heey’addo u Calool nugul Argagixisadda.

Lataliyaal lawareeystay ayaa Sheegay in Saraakiisha Kormeerku ayasan Awood u laheeyn in ay Tagaan Goobaha ay lagu Bixiyo kaalmmadda Si loo Soo kormeero.

Saraakiil ka Tirsan waaxdda Horumarrinta Caalamka u qaabilsan Ingiriiska ayaa Qiray in Dadaaladii Caalamiga ahaa ee uu hugaaminay Ra’iisul wasaarihii Hore ee ingiriiska David Camrom Xilligii ay Socotay qeeybo badab oo dalka Soomalia ka mida ha aysan amaan ahayn, islamarkaana Lacago badan oo kaash ah Doowladda ingiriisku ay ku bixisay Soomalia, taasi oo Qeeyb ahaan Gacanta u gashay al-shabaab iyo Dacish.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...