Top News:-Ciidamada Somalia oo Weeraray Saldhig Al-Shabaab

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran, ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay kooxda al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Tooratoorow, oo u dhow degmada Awdheegle.

Ciidamadan, oo meel duleedka deegaankaasi ka ah uga soo degay dayaarado helikabtarro ah, ayaa waxa la socdey saraakiil ajaaniib ah sida ay sheegayana warar aanu ka helnay dadka deegaanka, waxaana la sheegay in ay ka tirsanaayeen guuto fadhigoodu yahay saldhiggii hore ee ciidamada cirka ee Balidoogle.

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska horimaad dhex maray Shabaab iyo ciidamadaasi. Balse, saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa VOA u sheegay in khasaare dhimasho iyo dhawac Shabaab uu ka soo gaaray weerarka.

Kooxda Shabaab, ayaa iyana la sheegay in ay hareeraha deegaankaasi ku aaseen miinooyin, iyagoo hadba jihada xabbadda uga soo dhacda ku qarxinayay miinooyinkii ay ku aaseen.

Tooratoorow, waxay xarrun weyn u tahay kooxda al-Shabaab. Kooxda Al-Shabab ayaa iyaguna ka hadlay weerarkaasi waxayna sheegeen inay iska caabiyeen weerar ay kusoo qaadeen ciidamo ajnabi ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...