Haweenay kaga adkaatay rag doorashada baarlamaanka ka dhacday Kismaayo

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xamsa Sheekh Xasan ayaa la tartantay labo murashax oo rag ah. 49 jirtaan horey u aheyd xildhibaanad ayaa si xoog leh uga adkaatay ninkii la tartmayay, iyadoo heshay codad gaaraya 36 cod guud ahaan 50-kii cod ee ergadu dhiibteen.

“Wuxuu ahaa nin iga xoolo badan waxaana taagerayay rag kale iyo waliba dad ka yimid qurbaha,” Laakin waxan juhdi weyn galiyay la tashiga odeyaasheyda aniga markasta waxa dhageysta dadkeyga.” ayay tiri Xamsa

Waxay sheegtay in sababta ay ugu biirtay Siyaasadda ay tahay iyadoo ka raja dhigtay xaalada fowdoe dalkeeda ka socdo.

Waa hooyo heysata sideed caruur agoon ah. “Dagaal kasta waxa uu aad u saameyaa haweenka si toos ah. Caruurtena iyo nimankeena ayaa ku dhinta dagaalka.”

Saameynta uu haweenka Soomaliyed ku yeeshay colaadaha hubeysan ayaa Xamsa ku dhiiro galisay iney raadiso in codka dumarka laga maqlo fagaaraha siyaasada ee dalka.

” “Markii ugu horeysa oo aan bilaabay dhaqdhaqaageyga, ujeedkeygu wuxuu ahaa inaan xoojiyo haweenka ay saameysay dagaalada, saboolnimada iyo waliba cudurada.”

Guud ahaan nolasha Xamsa waxay u olaleyn jirtay joojinta ku dhaqanka gudniinka fircooniga kasoo inta badan gabdhaha ay isku deeganka yihiin lagu sameeyay. Waxay u aragtay dhaqdhaqaqeda inuu u noqon karo qalab lagu raadin karo ilaalinta qeybaha bulshada ee taagta daran.

Waxyna BBC-da y sheegtay in marka ay xildhibaan noqoto ay sii wadi doonoto dhaq-dhaqaaqaasi.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...