Maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar ku xiran wax cusub aan la arag (DAAWO-SAWIRRO)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaa ku xiran Maxaabiis farabadan oo loo heysto dambiyo kala duwan dhowwaan Xabsiga gudahiisa waxaa la hirgaliyey Xarumo loogu talagalay in wax lagu baro maxaabiista.

Warshad farsamada gacanta lagu barto iyo madaaris waxbarasho Dugsi hoose ilaa iyo Jaamacad, ayaa la hirgliyey Xabisga dhexe ee Xamar,Maxaabiista ayaana iminka soo saaraya Agabyo kala duwan oo sida loo sameeyo ay bareen Xirfad-yahano Taliska Ciidanka Asluubta ka tirsan.

Warshadda Tababarka Maxaabiista ee Xabisiga dhexe ee Xamar ayaa soo saarta Agabyo isugu jira Qalab xafiiseedka oo dhameystiran, kuraasta iyo Miisaska waxbarashada, Qoryaha Macmalka ah ee Ciidanka lagu tababaro iyo Toliinka dharka iyadoo intaas ay sii dheertahay in Maxaabiista Xabisga dhexe hadda ay bilaabeen sameynta Qalabka  hiddaha iyo dhaqanka  Soomaalida.

Dhagaxda la qoro ee laga sameeyo dab-qaadka iyo Burjikada  ayaa Taliska Ciidanka Asluubta waxa uu ka keenay Gobolka Galgaduud,waxaana Maxaabiista Xabsiga dhexe ay ka sameeyaan waxyaabaha hiddaha iyo dhaqanka iyo sidoo kale ugaarta dhulkeena laga helo oo dhagax ah.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,ayaa sheegay in Taliska Ciidanka asluubta uu dadaal u gali doono sidii loo kordhin lahaa Goobaha sidan oo kale ah oo Maxaabiista lagu barayo Farsamada gacanta,isagoo Tilmaamay in la gaarsiin doonno dhammaan Xabsiyada dalka si qofka Maxbuuska ah uu uga faa’iideysto fursadaasi.

dscf7334 dscf7338 dscf7340 dscf7342 dscf7343 dscf7346 dscf7349 dscf7350 dscf7352 dscf7353 dscf7358 dscf7359 dscf7360 dscf7361 dscf7363 dscf7365 dscf7368 dscf7372 dscf7375 dscf7376 dscf7377 dscf7379 dscf7380 dscf7381 dscf7382


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...