Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Gaalkacyo Iyo Saakay…

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxda Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa mar kale ku kulmay Galkacyo, si ay u sii ambaqaadaan wadahadalladii iyo heshiiskii xabbad-joojinta ahaa ee ay shalay ka gaareen dagaalladii ku dhexmaray magaalda Gaalkacyo.

Labada dhinac ayaa soo magacaabay guddiyo ka shaqeyn doona xabbad-joojinta iyo xal u helida colaadda. C/kariin Xuseen Guleed madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan mar kale dhibaato dhicin.

Cabdiweli Cali Gaas, madaxweynaha Puntland ayaa isaguna dhiniisa sheegay in dadka Gaalkacyo looga baahan yahay inay wanaagga ku heshiiyaan maadaama ay magaalada ku wada nool yihiin.

Ra’isul-wasaaraha Somalia, Cumar Cabdirashiid oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta dhexdhexaadinayay labada dhinac ayaa sheegay inuu jiro walaac ay dadka Gaalkacyo ka qabaan in mar kale colaad dhacdo, balse wuxuu sheegay in loo baahan yahay in laga baaqsado, isagoo dhinaca ku baaqay in dadkii magaalada ka qaxay ay dib u soo noqdaan.

Puntland iyo Galmudug ayaa la filayaa inay kullamo uga bilowdaan magaalada Ksimaayo 20-ka bishan si uga doodaan colaadda Gaalkayo waxay salka ku hayso, kadibna xal kama danbeys ah ka gaaraan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...