Hindiya oo war cusub kasoo saartay Soomaali u xiran

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Maxkamadda Gaarka ah ee Magaaladda Mumbai  ayaa Qeeyb ahaan ogolaatay Qiraalkii ay Buuxiyeen 117 Muwaaaadiniin Soomaali ah oo lagu edeeyay Burcadbadeednimmo.

Maxkamaddu waxaa ay Go,aan Ka Gaari doontaa eedda loo Heeysto muwaadiniinta Soomaaliyeed iyadoo Adeegsaneeysa Qiraalka Codsiyadda  ay soo Qoreen marka ay Gaareeyso G,aanka Kama Dambeeysta ah.

Codsiyadda oo ay ku lifaaqanyihiin Qiraalka eedeeysanayaasha ayaa la diiwaangaliyay Aqbalidoodda Rasmiga ahna Dib ayaa loo dhigay Tan iyo inta Laga Gaarayo Qeeybta 313 aad ee Tiradda Wadiiqadda Dambiyadda.

Sida ay warisay Indian Express 2011 12o Muwaadiniin soomali ah ayaa waxaa Soo Qabtay Ciidamadda Badda Hindia waxaana Lagu Soo Xiray Xabsiga ciidamadda Badda Magaaladda Mombai, Labo kamid ah eedeeysanaaysha Soomalidda ah ayaa Xabsiga ku dhintay.

Codsiyadda hadda la Aqbalaya yaa waxaa ay maxkamadda Soogaareen Bishii lasoo dhaafay waxaana Sooqorau 117 Muwaadiniin Soomaali ah, Waxaayna usoo Marsiiyeen Safaaradda Jamhuuridda Faderalka Soomalia ay ku leedahay Hindia, Laba ka mid ah eedeesanayasha ayaa lasheegay in ay Diideen Qiraalka.

Eedeeysanayaasha Soomaliyeed eek u xiran Hindia ayaa Sugaya go,aan kama Dambeeys ah  oo ay ka Gaarto Maxkamadda Mambia


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...