Wiil Soomaali oo ku biiri rabay Daacish oo la qabtay (Warbixin)

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Labo wiil oo dhalinyarro ah oo mid kood uu Soomaali yahay ayaa Xabsiga la dhigay iyagoo isku Dayaaya in ay ku Biiraan ururka Daacish.

Gabriel Rasmus oo ah Mawaadin Ingiriis ah Da’diisana lagu sheegay 30 Sanno ayaa waxaaa uu Qirtay in uu Diyaarinay Weerarro Argaixiso  Markii uu kasoo Laabto Wadanka Siiriya oo uu Hadda Kusii jeeday, waxaana lagu xukumay Afar Sanno iyo Far Billood Xabsi ah.

Sidoo kale Anas Cabdalla oo ah Mawaadin Soomalaiyeed Da’adiisuna ay Tahay 27 Sanno ayaa waxa lagu Hellay Dambi ah in uu Doonayay in uu Ka Bar-bar Dagaalamo Daacish 13 kii Bishii lasoo dhaafay ee October waxaana lagu Xukumay Shan Sanno oo Xarrig ah.

Ragaan ayaa waxaa Cadaaladda La Horgeeyay Markii uu Gacanta kusoo dhigay Sargaal sare oo Katirsan Booliiska Ingiriiska oo lagu Magacaabo Maxamed .

Horaantii Sanadkaan Dabayaaqadda Maraya ayaa waxaa Dambi lagu waayay  Wiil Soomaali ah oo lagu Magacaabo Maxamuud Diini Da’diisuna ay ahayd 27 Sanno.

Xeer ilaaliye lagu Magacaabo Karen Robinson ayaa waxaa uu sheegay in Gabriel Rasmus iyo Anas Cabdalla ay Qorsheeynayeen in ay ku Biiraan Doowladda Qilaafadda Islaamka oo Sidookale loo yaqaano Daacish.

Macusba in doowlada Reer Galbeedku ay Xabsiyadda udiraan Dhalinyarro Soomaalieed oo Lagu eedeeyo in ay Ku biirayaan Ururadda Argagixisadda, Hase ahaatee waxaa lasheegaa Dhalinyaradaas ku wooda Dambiyadda Lagu eeddeeyay lagu Hello ay Wajahaan Ciqaab iyo Muddo kabadan Mudadda ay Xirnaadaan Muwaadiniinta ay isku dambiga Yihiin.

Isbuuc ka Hor ayeey ahayd Maykii Wiil Soomaliyeed lagu lagu Dilay Xabsi ku yaala Gudaha Wadanka Ingiriiska Kadib Markii ay Diaran ula Dhaqmeen Ilaaladii Xabsiga.

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...