Uganda & Faransiiska oo war kasoo saaray ka bixitaanka Ethiopia saldhigyadeeda Soomaliya

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo kulamo amaanka looga hadlaayay kula yeeshay wadankaasi sarakiil ciidan oo Faransiis ah ayaa ka hadlay ka bixitaanka saldhigyo dhowr ah ay ciidamada Ethiopia ay baneeyeen.

Kulanka oo ka dhacay hotel ku yaala degaan xeebedka Munyonyo waxaa ka qeyb galay safiirka cusub ee Faransiiska u qaabilsan dalkaasi Uganda Ms. Stephanie Rivoa taa oo boqatay ciidamada Faransiska ka jooga wadankaasi.

Yoweri Museveni ayaa shaaca ka qaaday dhibaatada haysata hogaanka Soomaaliya inay tahay fikir la’aanta marka ay timaado inay ciidamada AMISOM magalooyin qaar ee Soomaalia ka baxaan.

Saraakiisha Faransiiska ee kulankaasi ka qeyb galay ayaa muujiyay sida ay uga walaacsan yihiin ciidamada Ethiopa saldhigyadoodi inay baneeyaan halkaasi oo goor danbe ay la wareegen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ugu baaqay Midowga Yurub inay sii wadaan taagerada ay la garab taagan yiiin ciidamada AMISOM si ay u sii wadaan soo celinta xasilonida Soomaaliya.

Yoweri Museveni ayaa yiri “hadii Ethiopia ciidamada kala baxday degaano kamid ah Soomaaliya waxaa diyaar u ah ciidamadeeni oo hogaan iyo ciidanba leh oo dabooli kara duleelada soo baxay”


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...