Xog:-Hanjabaadyo iyo cabsigelin ka dhan ah musharraxiinta Baarlamaanka Somalia

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD iyo dalalka daneeya arrimaha Somalia ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin ‘eedeyma soo baxaya oo la xiriira musuq maasuqa ka dhex jira nidaamka doorashada ee Soomaaliya, iyo hanjabaadyo iyo cabsigelin ka dhan ah musharraxiinta Baarlamaanka, odayaasha xubnaha soo dooranaya iyo saraakiisha doorashooyinka.

Hadalkan ayaa lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (UNSOM), kaasoo ay si wadajir ah u soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, urur goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska, iyo Maraykanka.

Qoraalkan ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku saxiixan ay ka xunyihiin dib u dhaca ku yimid codbixinta Aqalka Hoose oo Qorshuhu ahaa inay dhacdo 23kii bishan Oktoobar ee dhamaaneysa.

Qoraalkan ayaa lagu dalbaday dhamaan dhinacayada Somaalida ee ku lugta leh arrimaha doorashada inay qaadaan talaabooyin deg deg ah oo lagu dardargelinayo qabsoomidda doorashada.

Wuxuu booriyay qoraalkan in dhinacyadu ay dhowraan kalsoonida lagu qabi karo hanaanka doorashada ee waddanka.

Waxaa kaloo ay soo jeediyeen in qolyaha qaswadayaasha ah aan la siin fursad ay ku carqaladayn karaan doorashada. Isla markaana madaxda maamul goboleedyada ay kaalin ka geystaan xal u helidda caqabada ka hor imanaya doorashada.

Ugu dambeyntii qoraalkan ka soo baxay beesha caalamka ayaa uga digay maamul goboleedyada iyo guddiyada doorashooyinka heer dawlad goboleed inay qaadayaan mas’uuliyadda, haddii odayaasha wax dooranaya ay guul darraystaan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

al shababb Al-shababkii ugu badnaa oo ka gudbay Xadka Somalia & Kenya
- Oct 14, 2017
Ciidamada dalka Kenya ayaa sheegay inay xoojiyeen raadinta koox ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ...
farmaajo Farmaajo oo cambaareeyay Weerarkii Las Vegas
- Oct 3, 2017
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Qornaa Luuqada Engilsih-ka ayaa lagu ...
_97984027_15b91fcf-84a2-4684-bff7-f94f1f9fde04 R/W Kheyre oo ka hadlay lacago badan oo ay ka heleen Sacuudiga
- Oct 3, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey ...
somaliland Somaliland oo walaac ka muujisay saldhiga Turkiga ee Muqdisho
- Oct 3, 2017
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay Saxafadda Gudaha Somaliland ayaa ...
farmaajo1-620x330 Madaxweyne Farmaajo maanta u safraya Sudan
- Oct 3, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta lagu wadaa in ...
qaxoo WFP oo soo saaray war ay ka naxeen Qaxootiga Soomaalida Kenya
- Oct 3, 2017
Barnaamijka Cunadda Aduunka ee QM ayaa isniintii ku dhawaaqay in la dhimi  doono Qoontada ...
japan Weerar ka dhacay gobolka Kashmir
- Oct 3, 2017
Dad looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ...
xabsi Somali Canadian oo lagu xiray Canada
- Oct 2, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa Xiray Nin Soomaali ah kaasi oo Gaari iyo Tooreey ku ...
ciidan Howlgalka Xaslinta oo wali laga sameenayo Banaadir
- Oct 2, 2017
Ciidmada dowladda Soomaliaya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu qaqabtay waxa ay ka sameeyeen ...
wareguul Qorshaha cusub ee Wasiradda Hirshabelle
- Oct 2, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wareysi gaar ...