Mareykanka: “Duqneyntii Gaalkacyo cillad mid ka mid ah Saldhigyadeenna ku timid ayaa sababtay.”

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay war ka soo saartay  Duqeyn dhawaan Ciidanka Maamulka Galmudug ay ugu geysteen degaanka Jeexdin ee Duleedka Magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Sargaalka u hadlay Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in laga soo billaabo 9kii Bishii September ilaa 7dii October, ay cillad qabsatay Saldhigga ay ka duulaan Diyaaradaha aan duuliyaha  lahayn ee Mareykanka ,kaas oo ku yaalla Gobolka Nevada ee Galbeedka Mareykanka.

Waxaa uu sheegay in adeegga daara damiyaha ee laga hago gudaha Internetka ay cillad ku timid,islamarkaana sababtay in  duqeymo qaldan ay Dolwadda Mareykanka ka fuliso Waddamada Soomaaliya,Suuriya iyo Afgahanistaan.

Afhayeenka u hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka gaar ahaan Ciidanka Cirka oo lagu magacaabo Malinda Singleton,ayaa sheegay in Fayrus uu galay Kombuutarrada laga hagayay Diyaaradaha islamarkaana ay dhacday duqeymo aan ku talagal ahayn.

Diyaaradaha kale ee Ciidanka ee ay  ka xeeyaan Duuliyayaasha ayuu sheegay in aysan saameyn ku yeelan Fayriska asiibay kuwo duuliye la’aanta ah.

Saddexda duqeyn ee qaldamaya ayaa waxaa ay ku kala dhaceen Ciidamada Dowladda Suuriya oo halgoob lagu dilay 62 Askari,Ciidanka Maamulka Galmudug ee Soomaaliya oo iyana lagu dilay 22 Askari iyo 16 Qof oo shacab ah oo lagu dilay Dalka Afghanistaan.

Isha Warkan:Militry.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARAR KALE

deg DEG DEG:-Dowladda Somalia oo beenisay in R/W Kheyre uu Diplomaasiyiin kula kulmay Hargeysa
- Jul 24, 2017
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, ...
al shabab Ganacsatada Soomaaliyeed oo looga digay inay Garsoor u raadsadaan Al shabaab
- Jul 23, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro cusub. 1. In aan la aqbali doonin in Al-Shabaab ...
morata Chelsea oo £60 milyan kula soo wareegaysa Alvaro Morata
- Jul 20, 2017
Kooxda Chelsea ayaa la gaartay Real Madrid heshiis ay 60 milyan oo Pound kagala ...
al shabab Al-shabab oo soo cusboonaysiiyay Dagaalkooda ka dhanka ah Abu Mansur
- Jul 20, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa xaqiijinaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay dib u soo ...
duq Faah Faahin:-Duqeyn ka dhacday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin Jubada Hoose
- Jul 18, 2017
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah uu ...
iraq Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Aargoosiga Mosul
- Jul 18, 2017
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Ciraq ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay weerarada aargoosiga ah ...
deg Deg Deg:-Xildhibaanada Puntland oo mooshin ka keenaya Xukuumada Cabdiweli Gaas
- Jul 18, 2017
Xildhibanada baralamanka maamulka puntlanad ayaa maanta yelan doono kulaa xasaasi ah oo ay uga ...
CIIDAN Askari Soomaali ah oo dil ka gaystay Dalka Mareykanka
- Jul 18, 2017
Warbaahinta gobalka Minnesota ayaa shaacisay magaca askari toogasho ku dilay haweeneey caddaana oo sabtidii ...
deg Deg Deg:-Hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo badalaya Abuubakar Al-Bagdaadi (DHAGEYSO -WARBIXIN)
- Jul 17, 2017
Warar soo baxaya ayaa xaqiijinaya in hogaamiyaha Daacish garabka Soomaaliya Shekh Cabduqaadir Mumin uu ...
amisom AMISOM oo beenisay in Haweyney ku dileen duleedka Muqdisho
- Jul 17, 2017
Howgalha Midowga Africa ee Somalia AMISOM ayaa Beeniyay in Kolonyo ka Tirsan ay Haweneey ...